Home WARARKA Dhagayso: BBC: Wararkii ugu danbeeyay ee Weerarkii ka dhacay Xeebta Liido iyo…

Dhagayso: BBC: Wararkii ugu danbeeyay ee Weerarkii ka dhacay Xeebta Liido iyo…

0
SHARE

Maleeshiyaad hubeysan ayaa weerar qaraxyo iyo dagaal toos ah ku qaaday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay dad badan ku sugnaayeen.

Warar si hordhac ah loo helay ayaa sheegaya in ku dhawaad 5 ruux ay dhinteen tiro kale oo intaas ka badana ay ku dhaawacmeen.

RIIX HALKAN: DHAGAYSO SIDA AY WAX UDHACEEN

Wariyaha BBC-da ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Weerarka lagu qaaday xeebta Liido uu ahaa mid xoogan.

Kooxaha Weerarka gaystay ayaa ka yimid dhinaca Xeebta, waxaana xiligii weerarkaas uu dhacayay ay xarunta ahayd mid dad badan ay ku sugnaayeen.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE