Home VIDEO S DEG DEG+MUUQAAL: Gudiga Doorashada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Doorashada

DEG DEG+MUUQAAL: Gudiga Doorashada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Doorashada

0
SHARE

Gudiga kuminshinka doorashooyinka Somaliland oo goordhaw warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay xarunta Magaalada Hargeysa ayaa ka warbixiyay codeynta doorashada Somaliland.

Masuul ka tirsan Kumashinka doorashada ayaa shegay in doorashada ay ku socota jawi nabdoon isla markaana ay ka baqdin qaben rabshada ka dhaca gooba codbixinta balse aysan jirin wax khala laasa ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

Ugu dabeyn masuulka ayaa shegay in gordhaw la filayo in laso gaba gabeyo codeynta doorashada guud ee Somaliland isla markana marka ay soo dhamaata ay bilaaba doonta tirinta codadka doorashada.

 

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE