Home WARARKA DEG DEG: Soomaali badan oo lagu Xasuuqay Itoobiya & Xog kasoo baxeysa...

DEG DEG: Soomaali badan oo lagu Xasuuqay Itoobiya & Xog kasoo baxeysa cida ka dambeysa

0
SHARE

Wararka ka imanaaya degaanka harawo ayaa sheegaya in magaalada Hawday duleedkeeda lagu laayey dad somalia ah oo ila hada inta la garanaayo 10 yihiin qabiilka Gadabuursi, wararka ayaa sheegay.

Ila wareedyo kale ayaa tibaaxaya in dadkaasi ahaayeen dad safar iyo ganacsato qaad isugu jirta, shacabka Oromada ee degaankaasi ayaa dadkan u laayey argoosi ay kaga aar goosanayaan dagaalo ka dhacay dhinac koonfureed ee ay iska galaan degaanada Oromada iyo Somalidu.

Wararka Jijiga ka imanaaya ayaa sheegaya in ay jiraan tiro intaasi ka badan oo dhimasho iyo dhaawac ba leh

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE