Home WARARKA DEG DEG: Kumaandoosta DFS Oo Deegaanno Cusub Ku Dhaqaaqay Iyo Al-shabaab Oo…

DEG DEG: Kumaandoosta DFS Oo Deegaanno Cusub Ku Dhaqaaqay Iyo Al-shabaab Oo…

0
SHARE

Warar hadda nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Kumaandoosta ah ay u dhaqaaqeen deegaanno badan oo Shabellaha Hoose ah.

Deegaannada ay ciidamadan ku baxeen waxaa ku sugan Al-shabaab, waxaana la sheegayaa in durbaba laga barkacayo.

Deegaannada hadda lagu wajahan  yahay ayaa ku dhow degmada Baraawe, waxaana la sheegayaa in Al-shabaab sii cararayaan.

La soco wixii soo kordha

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE