Home WARARKA DEG DEG: Fanaanadii ugu horeysay Soomaaliya oo Geeriyootay

DEG DEG: Fanaanadii ugu horeysay Soomaaliya oo Geeriyootay

0
SHARE

Fanaanadda Shamis Abokor Ismaaciil “Gudoodo Carwo” ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee Afsomali ku heestaylaga ee laga maqlo Idaacadda 1950-yeedii.

GOORDHOW LA SOCO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE