Home WARARKA DEG DEG: Diyaarado Dagaal oo lagu arkay Bakool iyo warar sheegaya In..

DEG DEG: Diyaarado Dagaal oo lagu arkay Bakool iyo warar sheegaya In..

0
SHARE

Warar hadda nasoo gaaray waxay sheegayaan in diyaarado dagaal oo joog hoose ku socda lagu arkay gobolka Bakool, gaar ahaan meello  ku dhow deegaannadii ku dagaallameen Al-shabaabn iyo Roobow.

Diyaaradahan ayaa ah kuwo loo maleynayo iney leeyihiin Mareaykanka, waxaana suurtagal ah iney caawinayaan Mukhtaar Roobow.

Ciidamada AL-shabaab ee ku dhowaa Abal, ayaa lasoo sheegayaa iney ka kala caraeen meelaha bannaanka ah oo ay howtka ku gambadeen.

La soco wixii soo kordha

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE