Home WARARKA DEG DEG: Dagaal Culus oo Goordhow dib uga qarxay Magaalada B/weyne

DEG DEG: Dagaal Culus oo Goordhow dib uga qarxay Magaalada B/weyne

0
SHARE

Dagaal ayaa goor dhow dib uga qarxay xaafada howlwadaag ee Magaalada B/weyne, kaasoo u dhaxeeyay labadii maleshiye beelood ee shalay Dagaalamay.

Dad kala duwan oo aan goor dhow la xiriirnay oo ku sugan Xafada Holwadaag magaalada Baladweyne ayaa inoo xaqiijiyay in dagaalka uu bilowday, rasaas culusna ay dhaceyso, lamana oga cida bilowday rasaasta.

Iska hor imaadkan ayaa yimid, xilii maanta lagu waday in la kala qaado ciidamadii is hor fadhiyay, iyadoo Guddi arrintan ku howlanaa ay qorsheynayeen inay Xabad joojin sameeyaan.

Wixii warar ee ku soo kordha Isha ku haay Warqaad.com In Shaa Allah

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE