Home VIDEO S DAAWO:Culimo uu hogaaminayo Sheekh Umal oo RW Kheyre ku wareejiyay Boqolaal...

DAAWO:Culimo uu hogaaminayo Sheekh Umal oo RW Kheyre ku wareejiyay Boqolaal kun oo Doolar.

0
SHARE

Wafdi uu hogaaminayo Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka amba baxay Dalalka Kenya iyo Uganda ayaa gaaray Magalada Muqdisho.

Wafdiga Sheekh Umal ayaa siday lacag gaareysa $353,000 sadex boqol kunton iyo sadex kun oo doolar oo ah lacag laga uruuriyay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Kenya iyo Uganda.

Lacagtaas ayaa waxaa wada jir u gudoomay Reysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha gudiga gurmadka Qaranka C,laahi Shirwac.

DAAWO MUQAALKA

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE