Home VIDEO S DAAWO: Zoobe Oo Weli Haawaneysa Iyo Ganacsatada Oo Wacad Ku Maray Iney…

DAAWO: Zoobe Oo Weli Haawaneysa Iyo Ganacsatada Oo Wacad Ku Maray Iney…

0
SHARE

Inkatoo bil ay kasoo wareegtay qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa hadana waxaa halkaasi laga dareemayaa cidlo aad u badan.

Sida muuqaalkaan aan ku aragtaan weli isgoyska Zoobe kama aanu soo kaban dhibtii bil kahor soo gaartay.

Ganacsiga weli ma aanu usoo laaban sidii la rabay waayo dhismayaashii laga hirgelin lahaa ganacsiga ayaa burbursan.

Ganacsatadu waxay wacad ku mareysaa in marnaba aanay niyad jabi doonin,  islamarkaana Zoobe ay kusoo celin doonaan sidii hore iyo ka wanaagsan.

Hoos ka daawo muuqaalka:

 

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE