Home WARARKA DAAWO: Warbixin laga diyaariyay Qaraxii Zoobe Bil kadib: Dad Nolosha lagu la’yahay...

DAAWO: Warbixin laga diyaariyay Qaraxii Zoobe Bil kadib: Dad Nolosha lagu la’yahay & Xog Cusub

0
SHARE

Qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe ayaa galaaftay nolosha dad ka badan 450 qof, waxaana weli jira dad lagu weysan yahay nolol iyo geeri.

Dowlada Soomaaliya weli ma cadeyn qaabkii uu udhacay qaraxaas, laakiin madaxweynaha ayaa kaliya dagaal ku baaqay.

Hadaba, Bil Kadib Waa Sidee Zoobe, maxaase xog ah oo laga hayaa qaraxii dhacay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Shacabka Muqdisho ayaanan hilmaami doonin xasuuqii Zoobe oo aysan jirin cid ilaa haatan sheegatay in kastoo Shabaab lagu eedeeyay

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE