Home VIDEO S DAAWO: Siyaasiga Faarax Macalin Oo Wada Hadalka Ethopia Iyo ONLF Ku Weraray...

DAAWO: Siyaasiga Faarax Macalin Oo Wada Hadalka Ethopia Iyo ONLF Ku Weraray Madaxweynaha Dowlad DDS Itoobiya

0
SHARE

Siyaasiga Faarax Macalin oo horay usoo noqday Gudoomiye ku xigenkii Baarlamanaka Dalka Kenya ayaa si kulul ugu hadlay wada hadalada Dalka Kenya kaga socda Dowlada Ethopia iyo ururka ONLF oo ay garwaden ka tahay Dowlada Kenya.

Faarax Macalin ayaa shegay in Ururka ONLF uu ku qaldamaya wada hadalkaas isla markaana qorshaha itoobiya uu yahay in dhulka haysato ONLF laga baxsado kheyraadka ku jiro kadib dhagaha laga fureysan doono waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE