Home VIDEO S DAAWO VIDEO: Qaabkii loo dhaariyey Xildhibaanada Baarlamanka K/galbeed

DAAWO VIDEO: Qaabkii loo dhaariyey Xildhibaanada Baarlamanka K/galbeed

0
SHARE

Waxaa maanta magaalada Baydhabo lagu dhaariyay 89 xildhibaan oo kamid noqon doona 95-ta xildhibaan ee uu yeelan doono Baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed ee Somalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa madasha dhaarinta ku sugnaa Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan, Wasiiro iyo qaar kamid ah Odayaasha Xildhibaanadaani soo xulay.

daawo10 (1)

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE