Home VIDEO S DAAWO MUUQAALKA: Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusuna Ee Villa Soomaaliya Iyo Sheikh Shaakir...

DAAWO MUUQAALKA: Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusuna Ee Villa Soomaaliya Iyo Sheikh Shaakir Oo Helay Awood Buuxda

0
SHARE

Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa hada waxa lagu soo gaba gabeyay Munaasabad lagu saxiixayo Dhameystirka Heshiiska Ahlsuna iyo Galmudug ee dhawaan si hordhac ugu dhacay Dalka Jabuuti.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.

Halkan Hoose Ka Daawo Heshiiska:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE