Home VIDEO S DAAWO MUUQAALKA: Doorashadii Somaliland Oo Lasoo Gaba Gabeyay Iyo Gudiga Oo Shaaciyay…..

DAAWO MUUQAALKA: Doorashadii Somaliland Oo Lasoo Gaba Gabeyay Iyo Gudiga Oo Shaaciyay…..

0
SHARE

Wararkii ugu dabeyay ee aan ka helnay Somaliland ayaa shegaya in laso gaba gabeyay codeyntii Doorashada Madaxweynaha Somaliland oo ay ku tartamayen sadaxda xisbi sayaasaded ee kala ah Kulmiye, Wadani iyo Ucid.

Gudiga kuminshinka doorashooyinka Somaliland oo goordhaw  shir jaraa’id ku  qabtay xarunta gudiga ee Magaalada Hargeysa ayaa ka warbixiyay codeynta doorashada Somaliland waxana ay shegen in lasoo gaba gabeyay codeynta.

Masuul ka tirsan Kumashinka doorashada ayaa shegay in doorashada ay ku dhacday jawi nabdoon isla markaana aysan jirin wax qala laasa ah oo manta ka dhacay Somaliland.

Halkan Hoose Ka Dawao Muuqaalka:

Masuulka ayaa ugu dabeyn shegay in ay bilaabaneyso tirinta codadka manta la dhiibtay kadibna lagu dhawaaqi doono natiijada kama dabesta ah ee doorashada Somaliland.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE