Home WARARKA Daawo: Guddiga Doorashada Somaliland oo war degdeg ah kasoo saaray arrimaha doorashooyinka

Daawo: Guddiga Doorashada Somaliland oo war degdeg ah kasoo saaray arrimaha doorashooyinka

0
SHARE

Guddiga doorashooyinka ee maamulka Somaliland ayaa goor dhow saxaafadda kala hadlay arrimo ku aadan halka ay marayaan tirinta cododka.

Waxaa saxaafada la hadlay afhayeenka guddiga iyo sidoo kale guddoomiyaha, waxaana ay sheegeen in weli ay socoto tirinta codadka.

Waxay kaloo sheegeen in aysan sheegi karin maalinta ay natiijada ku dhowaaqayaan oo ay xitaa qaadan karto Saddex maalin ee soo socota.

Halkaan hoose ka daawo:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE