Home WARARKA DAAWO: Gabar Ingiriiska uga timid iney dalkeeda wax ku barato

DAAWO: Gabar Ingiriiska uga timid iney dalkeeda wax ku barato

0
SHARE

Deeqa Maxamed Nuur, waa gabar Soomaaliyeed oo da’yar ah kuna dhalatay dalka Ingiriiska, waxaana ay hadda ku nooshahay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Deeqa oo ah gabar illaa dugsigeeda sare ku qaadatay Ingiriiska ayaa waxay doorbiddey in Muqdisho ay waxbarashadeeda kusii qaadato.

Sababaha ay sidaasi u sameysay waxay ku sheegeysaa in qof walbo dalkiisa xor ku yahay wax u dhaamana aanay jirin.

Muuqaalkan ayaa aad uga sheekeynaya Deeqa iyo sidoo kale rajadeeda mustaqbalka.

Halkaan hoose ka daawo:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE