Home VIDEO S DAAWO: Gaarigii Ku Qarxay Zoobe Oo Kaamirooyinka Qabteen Iyo Qaraxa Kahor Jawiga...

DAAWO: Gaarigii Ku Qarxay Zoobe Oo Kaamirooyinka Qabteen Iyo Qaraxa Kahor Jawiga Zoobe Siduu Ahaa

0
SHARE

Waxa la helay muuqaal ku saabsan qaraxii ka dhacay Zoobe bil kahor, iyadoo kaamirooyinka ay qabteen gaarigii qarxay iyo sidoo kale qaabka uu ku yimid halkaasi.

Gaarigan ayaa sida muuqaalka aad ku arkeysaan wuxuu si xowli ah uga yimid dhanka Isgoyska Banaadir, wuxuu si qasab ah kusoo galayaa seet uuna lahayn.

Wuxuu burburinayaa Gaari Homey iyo Mooto Bajaaj meesha mareysa, iyadoo halka uu ku qarxayana ay tahay meel aad u saxmad ah oo gaadiid badan ay xireen.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

 

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE