Home WARARKA DAAWO: Dowlada Jabuuti Oo Ka Hadashay Doorashada Somaliland

DAAWO: Dowlada Jabuuti Oo Ka Hadashay Doorashada Somaliland

0
SHARE

Safiirka Dowlada Jabuti u fadhiya Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay doorashada ka dhacday degaanada soomaaliland waxana uu shegay inu kormer ku tagay qaar kamid ah goobaha codbixinta isla markaana si nabada ay ku dhacday.

Xusen Cumar Kawaale safiirka Jabuuti ee Hargeysa ayaa wax lagu farxa ku tilmaamay qaabka ay u dhacday doorashada Somaliland loona baahan yahay in shacabka rer Somaliland ay halkaa kasii wadaan horka ay ka gaaren xaga siyaasada,

Ugu dabeyn safiirka ayaa shegay inu booqday ilaa sharxarumod ee ka socotay dorashada natijadana ay ka war sugayaan isago masuuliyiinta ku loolamaya doorashada ugu baaqay iney isku tanasulaan hadii lag guulesto.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE