Home VIDEO S DAAWO: Ciidamadii Ugu Awooda Badnaa Oo Lagu Warejiyey Somaliland & Puntlan Oo...

DAAWO: Ciidamadii Ugu Awooda Badnaa Oo Lagu Warejiyey Somaliland & Puntlan Oo Ka Carootay

0
SHARE

Ciidama gaarayo laba boqol oo askari ayaa maamulka Khaatumo waxa uu maanta ku warejiyey Maamulka Somaliland kuwaas oo si rasmi ah kaga mid noqon doono ciidamada difaaca qaranka Somaliland sida ay shaaciyen saraakiisha ciidamada.

Wareejinta ciidama maamulka khaatumo u ku warejiyey Maamulka Somaliland ayaa imaaneysa xili Somaliland uu degaal kala dhaxeyo Maamulka Puntland isla markaana wali wax heshiis ah laga gaarin xiisadii degaanka Tukaraq.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE