Home WARARKA DAAWO: Ciidamada Cusub oo lagu kordhiyay Howlgalka Xasilinta Muqdisho & RW Kheyre...

DAAWO: Ciidamada Cusub oo lagu kordhiyay Howlgalka Xasilinta Muqdisho & RW Kheyre oo la dardaarmay

0
SHARE

War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in la kordhiyay ciidamada xasilinta magaaladda Muqdisho.

Ra’isul Wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiiro ayaa ka qeyb galay munaasabadan lagu soo bandhigayay ciidamadan loo diyaarinayay iney ka qeyb qaataan sugida amaanka Muqdisho iyo xakameynta hubka.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ciidamada xasilinta Muqdisho ay qabteen arimo badan.

“Ciidamada aad ayay wax badan ugu qabteen shacabka, mana ahan mid la hilmaami doono”ayuu yiri RW Xasan Cali Kheyre.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE