Home VIDEO S DAAWO: Abaanduullaha Ciidamada Xoogga dalka oo dardaaran muhiim ah siiyay Askarta dagaalka...

DAAWO: Abaanduullaha Ciidamada Xoogga dalka oo dardaaran muhiim ah siiyay Askarta dagaalka kula jira Shabaab

0
SHARE

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed C/llaahi Cali Caanood ayaa dhiira geliyay Ciidamada Xoogga dalka oo dagaal adag kula jira Ururka Al-Shabaab.

Abaanduule C/llaahi Cali Caanood ayaa sheegay iney muhiim tahay Ciidamada iney feejignaadaan,islamarkaana ila gaar ah u yeeshaan dagaalka bilowday ee lagu sifeynayo Ururka Al-Shabaab.

” Dadka dalalkooda danbiga ka soo galay ee dalkaan ku dhuumanaya Argagxisada waa inaad gacan bir ah ku qabataan’.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:-

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE